📜✨ Xikmad 🧠📚 Carbeed 🇸🇦 ayaa leh 🗣️:
👉 “Qofkii 👤 Xanaaqiisa 😡 Ka Amar Qaata ⚖️, Aayahiisaa ⏳ Xumaada 💔..”
📖🕰️ Hadaba, sheekadan 🧩✨ cajiibka ah 🤯 ee ka dambeysa 🔍 xikmaddan 🧠 ayaa ah mid dhacday ✔️ beri hore ⏳, waagii hore 🏜️. Waxaa jiray nin reer miyi ah 👤🐪 oo geesi 💪 ahaa, kaas oo caan ⭐ ku ahaa xirfad 🎯 sare oo xagga ugaarsiga 🏹 ah, aadna 😍 u jeclaa inuu ku dhex safro 🚶♂️🌍 dhulka lama degaanka 🏜️ ballaaran 📏.
🦅 Ninkani wuxuu lahaa Galeyr 🦅 ama Shimbirka ugaarsiga 🐦 oo aad u daacad 💖 ah oo mar walbaa 🔁 safarradiisa 🚶♂️🧭 raaci jiray 👣.
📅 Maalin maalmaha ka mid ah ☀️, ayuu ninkii 👤 u baxay 🚶♂️ safar ugaarsi 🏹 oo dheer ⏱️.
Wuxuuna dhex maray 🚶♂️ dooxooyin 🏞️, wuxuuna fuulay 🧗♂️ buuro 🏔️ dhaadheer 📐, ilaa uu qabtay 😓 harraad 🥵 aad u daran 💢 oo naftiisu ❤️ ku sigatay ☠️.
💧 Wuxuu bilaabay 🔍 inuu raadiyo biyo 🚰 uu harraadka 🥵 dilaaga ah ☠️ isaga gooyo, isagoo xaaladdaa 😰 ku jira ayuu arkay 👀 il-biyo 🚿 yar 🤏 oo si tartiib ah 🕰️ uga soo dhibcaysa 💦 dhagaxyada 🪨 dhexdooda oo ku yaal 📍 buurta 🏔️ gunteeda.
😃 Farxad 🥳 weyn 💥 ayaa gashay, wuxuuna la soo baxay ✋ koob 🥛 maqaar ah 🧴, wuxuuna bilaabay ▶️ inuu si tartiib ah 🕰️ uga buuxiyo 💧 biyihii saafiga ✨ u ekaa.
😮 Markii koobkii 🥛 buuxsamay ✔️, oo uu afka 👄 u dhoweeyey 👉 si uu u cabbo 🚰…
🦅 ayaa si kedis ah ⚡ ugu soo booday Galeyrkii 🦅, wuxuuna koobkii 🥛 si xoog leh 💥 ugu dhuftay, biyihiina 💦 dhulka 🌍 ayay ku wada daateen 😱.
🤔 Ninkii 👤 aad buu ula yaabay 😲, balse xanaaqii 😡 ayuu liqay 🤐 wuuna is celiyey ✋.
🔁 Markale ayuu isku dayey, balse mar labaad 🥈 Galeyrkii 🦅 ayaa ku celiyey.
🥉 Markii saddexaad ayuu isku dayey, balse xanaaq 😡 ayaa ka adkaaday 🧠, wuxuuna la baxay 🗡️ t!oorey, wuxuuna dilay 💔🦅 shimbirkiisii.
😔 Aamusnaan 🤫 kadib, qoomamo 💧 ayaa qalbigiisa ❤️ gashay.
Markuu kor u fuulay 🧗♂️ buurtii 🏔️, wuxuu arkay 🐍 mas weyn oo biyo 💧 ku dhex dhintay ☠️, suntiina 🧪 ay biyaha bedeshay 🎨.
😭 Halkaas ayuu ku fahmay 🧠 xaqiiqada 💡 qaraar ⚠️:
🦅 Galeyrkii wuxuu badbaadinayey 🛡️, isaguna wuxuu raacay 😡 xanaaqiisa.
🪨 Wuxuu fariistay 😞, wuxuuna yiri 🗣️ isagoo ooyaya 😢:
👉 “Geeri ☠️ baad iga celisay 🛑, anna dil 💔 baan kugu abaal mariyey.”
📜 Kadibna wuxuu yiri:
🧠 “Qofkii xanaaqiisa 😡 ka amar qaata, aayahiisaa ⏳ xumaada.”
🕌 Diinteena ☪️ sharafta leh ✨ ayaana hore inooga digtay ⚠️.
Nabigeenna ﷺ wuxuu yiri 🗣️:
💪 “Xooggu ma aha kan dadka legda, balse waa kan naftiisa ka adkaada marka uu xanaaqsan yahay.”
🤲 Waxaan rajaynayaa 🌱 in casharkan 🧠 qalbiyadiinna ❤️ ku raago ⏳.
📿 Ugu dambayn, Salliga Nabigeenna ﷺ 🤍🕋
♥️ Scw ♥️ Scw ♥️ Scw ♥️ Scw ♥️ SCW ♥️
0 Comments